21-ka Janaayo 1973-kii waa maalintii ugu horreysay ee uu soo baxo Wargeys ku qoran Afka Soomaaliga, 6-dii aroornimo ee maalintaasi...
WareegtokasoobaxdayxafiiskaMadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya MadaxweynahaJamhuuriyadaFederaalkaSoomaaliya, MudaneMaxamedCabdullahiMaxamed (Farmaajo) ย MarkuuarkaysoojeedintaWasaaradaArrimahaGudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta; ย Markuuwadatashi la sameeyey, islamarkaasnadhageysteytalooyinkaRaโiisulWasaarahaXukuumadaFederaalkaSoomaaliya; ย Madaxweyahuwaxuushaqsiyaadkahoose u magacaabayxilalkakala ah: MudaneCabdiraxmaanCumarCismaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaย Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Mudane Maxamed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyaย Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go'aan ka gaarista...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud, waxaana Deegaanka ka soconaya...
kulan looga hadlaayay Amniga Gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu qabtay Degmada Baraawe ee Gobolkasi waxan ka qayb galay masuuliyinta gobolka...
Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Aadan Cadde ayaa ka hadlay shil aanan khasaaro gaysan oo ka dhacay goor dhow...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho