Ciidamada amniga oo kaashanaya shacabka gobolka Benaadir ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dhallinyaro fal dhaawac ah ka geystay...
Washington 25, September 2017---Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo isaga iyo wafdi uu hogaaminayo ku sugan...
Ilaa 100 qof oo danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka faa’idaystay mashruucani indho fiiqista ah oo uu...
Shir Jaraa’id oo Magaalada Muqdisho si wadajir ah ay ugu qabteen Wasiirka Beeraha Somaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha...
Shirka Bilaha ee Xasilinta dalka oo uu shir Gudoominayay Wasiirka Arrimaa Gudaha , federaalka iyo dib u heshisiinta xukuumadda Soomaaliya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah la qaatay qaar kamid ah Ururrada Bulshada Rayidka...
Kulliyadaha ay soo kordhisay Hay’adda Cilmi Baarista Badaha Soomaaliya oo ay kamid yihiin sharciga badda iyo farsamada maraakiibta ayuu sheegay...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta booqday Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho....
Hayadda u qaabilsan Q/M daryeelka Caruurta ayaa sheegtay in ay gaareen dalka Bangaladhesh Shixnadihii ugu horeeyay ee gargaar ee loogu...
Wararka ka imanaya Waqooyiga dalka Mali ayaa sheegaya in saddex ka mid ah Ciidamada nabad ilaalinta Qaraamada midoobay oo ku...
Guddoomiyaha hey’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan...
Guddoomiyaha hey'adda Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in mas’uuliyadda maaraynta khataraha masiiboiyinka aysan ahayn mid ku kooban hal hay’ad oo keliya...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh ayaa Magaalada Laascaanoon kula kulmay Suldaan Siciid Maxamed...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo Ku Xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho