Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in loosoo gudbiyey in ajandaha Maanta ee Golaha Shacabka...
Waxaa xalay lagu soo gabagabeeyay garoonka Banaadir ee degmada C/casiisee magaalada Muqdisho,tartankaasi oo muddooyinkii dambe si xiiso leh uga soconayey...
Muwaadinkani oo u dhashey Mareykanka ayaa si toos ah u qirtay in uu ku biiray Al-Shabaab,islamarkaana uu u safray Soomaaliya...
Hay’ada qaabilsan dhanka saadaasha hawada ee Mareykanka ayaa sheegtay in Duufaanta Irma laga cabsi qabo in ay khasaaro baaxad leh...
War saxaafadeed uu soo saaray taliska Ciidamda Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) gelinkii dambe ee Jimcihii ayaa lagu sheegey in iyadoo...
Inta la ogyahay 3 qof uu ku jiro dhagar qabihii is qarxiyay ayaa ku dhimatay, 2 kalena waa ay ku...
Wararka Maanta ka Imaanaaya Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa kusoo waramaaya in Duqeymo Diyaaradeed ay ka dhaceen Deegaanada Tooratoorow iyo Kuunyo...
Wasiirka wasaradda caafimaadka oo uu wehliyo la taliyaha wasarrada xagga caafimaadka taranka iyo dhalaanka Dr Abdulqadir Wehliye ayaa safar 2...
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dawlad Goboleedka Galmudug iyo Maamullada Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa ka wada hadlay Xaaladda nololeed ee...
Shalay ayaa lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota Horyaalkii kubbada cagta ee loogu magac daray JIIROONIGA CIYAARTOOYDA CUSLAATAY....
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay tababar ku saabsan Hanti-dhowrka Gudaha, kaas...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku hawlanaa, fulinta...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalim Caliyow Ibrow, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho