Munaasabadan ballaaran oo lagu soo dhaweynayay xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo booqasho ku jooga Dalka Mareykanka ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u...
Guddiyadaan oo kala ah:-Guddiga Warfaafinta, Guddiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga,Guddiga Wadooyinka Dekkadaha, Garoomada iyo Guddiga Garsoorka ayaa Maanta yeeshay kulan howleedkooda....
https://www.youtube.com/watch?v=K-kEhju-3hs
Si aad uga Faaideysato Ku Dhufo Linkiga Hoose kadibna raac tilmaamaha uu ku siinaayo Chevening advert (1)
Ujeedada kulanka ayaa aheyd in guddiga golaha shacabka u qaabilsan arrimaha amniga ay su'aalo weydiiyaan wasiirka amniga iyo taliyaha ciidanka...
Mudane Xasan Cali KHayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho kula kulmay guddigga la socodka iyo dib u...
Maleeshiyaad ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa xalay, qof rayid ah waxaa ay ku gowraceen deegaanka Celemow oo qiyaastii 22-KM u...
Ciidamo ay taageerayaan dowladda Turkiga ayaa sii kordhiyey duullaan ay ku qaadeen kooxaha jihaad-doonka ah ee magaaladda Idlib haysta. Waxuuna...
Roob ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ku nool Gobolka mudug ee bartamaha Dalka ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa uu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho