Ciidamada dowlad goboleedka Puntland ayaa soo afjaray dagaalkii shalay ay maleeshiyaadka Shabaab ku soo tuulada Af urur ee deegaanka Galgala...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bahalnimada ahaa ee ay kooxda argagaixisada...
Dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo saartay war saxaafadeed lagu cambareynayo weerarkii Al-Shabaab ay ku qadeen deegaanka Af-urur ee gobolka Bari...
Golaha Wasiirada Puntland ayaa shir ay ku yeeshen xarunta Garoowe kaga hadlay falkii ka dhacay Tuulada Af-urur ee buuraleyda Gobolka...
Kulan dadwayne oo uu soo abaabulay Maamulka Gobalka Banaadir kuna saabsan sidii Maamulka iyo shacabku isaga kaashanlahaa ka hortagga falalka...
Muqdisho, 8, June, 2017….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha...
Gaadiid xamuul ah oo siday raashin iyo badeecooyin kala duwan una rarnaa ganacsato, islamarkaana in muddo ah ku xayirnaa deegaanka...
Dagaal sababay dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed una dhaxeeyay ciidamada dowladgoboleedka Puntland iyo maleeshiyaadka Shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Galgala...
Xabsi laga hirgelinayo duleedka koofureed ee magaalada Gaalkacyo kuna fadhiya dhul dhan 500 mitir ayaa waxaa maanta kormeeray madaxweynaah Galmudug...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qaaday tallaabooyin degdeg ah oo looga hortagayo khatarta cudurka Ebola kadib markii laga helay Uganda...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa duqeyn qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ugunji ee gobolka Shabeellaha Hoose,...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho