Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay Nin ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, kaas oo...
Wasiirada Arrimha Gudaha Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Shir looga hadlayo horumarinta Maamulada kaga qeyb galaya...
1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday kasta waxbarashadiisa la...
Muqdisho 17 May 2017 - Wasiirka Warfaafinta, Wasiiru Dowlaha Maaliyada iyo Wasiir-ku-xigeenka ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha ee Aden Adde...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo weheliyaan qaar kamid ah Golaha Wasiirada ayaa maanta...
Gaari ayaa goor dhow ku Qarxay degmada Wadajir ee gobalka Banaadir, sida Afhayeenka Gobalka Banaadir uu u xaqiijiyay Warbaahinta Qaranka....
Tababarkaan oo ay bixinaysay wasaaradda warfaafinta ayaa loo qabtay in ku Dhow 20 saxafi oo ka kala yimid warbaahinta Qaranka...
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Degmada Ceel Barde ee Gobolka Bakool ayaa ugu baaqay dawlada Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha Samafal...
Guddoomiyaha Degmada Balcad ayaa la Kulmay Odayaasha iyo Beelihii Ku Dagaallamay Tuulooyin Hoos yimaada Degmada Balcad. Kulan kaan ayaa ah...
Ciidamada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Saakay Hawgal ka Sameeyay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Buula Burde iyo jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan....
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho