Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa magaalada Nairobi kula kulmay saaxiibada Beesha...
In ka badan 23 kun arday oo dhameysay waxbarashadda dugsiyada sare ee dalka ayaa maanta u fadhiistay imtixaanka shahaaadiga, iyadoo...
Wasaaradda Waxbarashada ee Soomaaliya ayaa sheegtay in 23-kun oo Arday ay maanta u fariisanayaan Imtixaanka mideysan ee dugsiyada sare ee...
Kulan cilmiyeedkaan oo ay soo qabanqaabisay Madasha Dood Qaran ee saldhiggeedu yahay magaaladda Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka...
Cali Iidoow Xasan oo orda orodka 1500 (kun iyo shan boqol) Mitir ugu tartamaya Soomaaliya Ciyaaraha Olombikada Islaamka ayaa usoo...
War-saxaafadeed ay soo saareen guddi loo xilsaaray xalinta colaadda Beledweyne ayaa amaar ku bixiyay in la joojiyo dagaalka dhiiga ku...
R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre ayaa la qeybgalay xaflad lagu taageerayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit...
Version:1.0 StartHTML:0000000168 EndHTML:0000002572 StartFragment:0000000435 EndFragment:0000002555 Hotelka Southern sun Mayfair ee magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu qabtay shir u dhaxeeya Guddoonka...
Muqdisho, 18 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay...
Goobta Raashinka lagu qeybinayay waxaa ku sugnaa Guddoomiyha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Ku xigeenadiisa amniga iyo Maaliyadda, Maamulka degmada iyo...
Ku simaha Wasiirka ahna Wasir dowlaha wasaaradda caafimaadka XFS, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa shir gudoomisay kulan kadhacay Xarunta Hawlgallada...
Kaaliyaha Arrimaha Carabta Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen iyo Safiir Ku-xigeenka Dowladda Qatar Raashid...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho