Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa booliiska oo magaalada Buurhakaba...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Max’ed ayaa dhagax dhigay dib u dayactirka dugsiga sare ee Max’uud...
Giddoomiye ku xigeennada cusub ee Gobalka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xilalka ula wareegay sidoo kale waxaa xilka la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi "Farmaajo" iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow u duulay Waddanka Turkiga. Wafdiga Madaxweynaha...
Isbitaalka Hadiya ee Degmada Caabudwaaq waxaa jiifa bukaano qaba xanuunka Shuban Biyoodka Waxaa inta badan dadkaan uu kusoo ritay xanuunka...
Warka la xiriira in hoos u dhac uu ku yimid Cudurka Malaariyada Sanadihii ugu danbeeyey ayaa waxa ay ku beegantahay ...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha iyo Sidoo kale Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada waxaa ay Maanta kulan la-qaateen Shaqaalaha kala...
Qaar ka mid ah bulshada soomaaliyeed ee ku nool deegaanka Xiingalool ee gobolka sanaag ayaa ka cabanaya Saamaynta Abaarta ka...
Qoysas abaarta ku xoola beelay ayaa la gaarsiiyay deeq uu ku taakuleyay Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Barlamaanka Soomaaliya Mahad...
Abaarta ku dhufatay Soomaaliya ayaa saameyn ku yeelatay xoola dhaqatada iyo Beeraleyda, taasi oo sababtay dhimashada xoolaha iyo in ay...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho