Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka Dowladd goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa tababar magaalada Muqdisho ugu soo xiray saraakiil sar...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Avv, Xasan Xuseen Xaaji ayaa sheegay in ay jirto baahi weyn oo dhanka Garsoonka ah, loona...
Guddiyada Difaaca, Arrimaha Gudaha iyo Ammaanka ee Golaha shacabka ayaa xalay kulan su’aalo lagu weydiinayo xarunta Villa Hargeysa kula yeeshay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wefdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay...
Guddiyada Difaaca iyo Ammaanka ee Golaha shacabka ayaa caawa kulan su'aalo lagu weydiinayo xarunta Villa Hargeysa kula leh Ra'iisul Wasaaraha...
Madaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya, safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo...
Kulankan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaarada arimaha gudaha ee wadanka Koonfur Sudan iyo safaarada Soomaaliya...
Ciidamada amaanka ee Gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay gacanta kusoo dhigay gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa waxaana gaariga lasocdey 5ragga...
Shirweyne si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigay natiijada cilmi-baaris muddo saddex sano ah qaadatay ayaa lagu qabtay...
Xildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo Baarlamaanka Soomaaliya u qaabilsanaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shirkii baarlamaanka...
Siyaasadda China ee lagu baabi’inayo canshuuraha kastamka ee badeecadaha Afrika ayaa billowday inay natiijooyin muuqda dhaliso. Arrintan waxaa shaaciyay Liu...
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali ayaa xalay kormeer ku tegay Teendhooyinka Xujeyda Soomaaliyeed loogu diyaariyay...
Kaaliyaha Taliska Xoogga Dalka Soomaliyeed Gen Maadey Nuurey Sheekh ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee caasimada ku meelgaarka ah ee Koofur...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho