Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Shiinaha oo 10 Milyan oo dollar Soomaaliya u soo marsiisay Hay’adda WFP

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Dowladda Shiinaha oo 10 Milyan oo dollar Soomaaliya u soo marsiisay Hay’adda WFP
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxa Barmaamijka Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada WPF ee Soomaaliya, safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliyo iyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa goob joog ka ahaa goobta lagu wareejinayay deeq lacag oo gaareysa Toban Milyan oo Doolar (10,000,000$) oo Dowladda Shiinaha ay ugu tala gashay dadka Soomaaliyeed oo ay abaarta saameysay ,iyadoo si toos ah deeqdaas lacagta ah loo soo marsiinayo Barnaamijka Cunada Aduunka ee WFP.

U qeybsamaha Barnaamijka Cunada Aduunka WFP ee Soomaaliya Laurent Bukera ayaa sheeegay in WFP ay mudo badan caawineysay dadka Soomaaliyeed, kuwooda caawinta u baahan, hadana ay diyaar u tahay in ay sii wado.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

“Marka hore waxaan rabaa inaan u mahad celiyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ka turjumay sida shacabka Shiinaha ay mar walba u garab taaganyihiin dadka Soomaaliyeed ayna ka taageeraan dhinaca gargaarka beniโ€™aadanimo, anaga WFP ahaan waxaan diyaar u nahay inaan sii wadno caawinta dhinacyada kala duwan leh oo aan mar walba la garab taaganahay dadka Soomaaliyeed ,deeqdan lacagta ahna waxa loogu tala galay in lagu caawiyo dadka aadka u liita ee ay abaarta saameysay sida haweenka iyoย  caruurta kuwooda ay nafaqa darida heysato”.

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian ayaa sheegay in Shiinaha iyo Soomaaliya uu ka dhaxeeyo xiriir soo jireen oo dhinacyo kala duwan leh islamarkaana Dowladda Shiinaha mashaariic kala duwan ay ka fulisay Soomaaaliya hadana ay diyaar u tahay in ay sii wado ,waxaana safiirka sidoo kale uu sheegay in Dowladda Shiinaha iyo Shacabkeeda oo iskaashanaya ay mar walba diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada dadka soomaaliyeed ee abaarta saaameysay

“Lacagtan waxaan ugu tala galnay dadka abaarta saameysay gaar ahaan dhinacyada nafaqa darida ย ,waxaana rajeyneyaa in ay qeyb ka qaadato caawinta dadka soomaliyeed oo ay abaarta saameysay,waaana sii wadeynaa taageeradda dadka soomaaliyeed iyo dowladooda”.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Musiibooyina Dowladda Soomaaliya Drs Maryam Qaasim Axmed oo u mahad celisay Dowladda Shiinaha oo deeqdan lacagta ah soo dhiibtay iyo WfP oo lasoo marsiiyay ayaa sheegtay in ay wax badan ka tari doonto baahida dadka ay abaarta saameysay.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareeynta Masiibooyina ayaa ugu baaqday dadka Soomaaliyeed ee jooga gudaha dalka iyo dibadiisa iyo sidoo kale beesha Caalamka in ay gar gaaraan dadka ay abaarta saameyn ku yeelatay.

Previous Post

Kulan lagu xoojinayay xiriika jaaliyada Soomaaliyeed iyo laamaha amaanka Koonfur Sudan oo lagu qabtay magaalada Juba.

Next Post

Kulan Su’aallo lagu weydiinayo Ra’iisul Wasaaraha oo caawa ka socda xarunta Villa Hargeysa “SAWIRRO”

Next Post
Kulan Su’aallo lagu weydiinayo Ra’iisul Wasaaraha oo caawa ka socda xarunta Villa Hargeysa “SAWIRRO”

Kulan Su'aallo lagu weydiinayo Ra'iisul Wasaaraha oo caawa ka socda xarunta Villa Hargeysa "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In