Shir looga hadlayay isbedalka Cimilada Adduunka iyo dhibaatada ay ku heyso Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Cape Town ee...
Xaaladda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa saaka degan kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay ku dagaalameen ciidamo kala...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaa laga qaaday 16 ka mid ah Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed kuwaas oo ku dhaawacmay...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa muddooyinki u dambeeyay laga dareemayay horumar dhinacyo kala duwan. Baydhabo oo xarun KMG...
Shirka Gudoomiyaasha Maxkamada sare ee Wadamada ku bahoobay Jaamacadda Carabta oo sanadkan ay marti galinayso Saldanada Cumaan ayaa waxa uu...
Madaxweynaha Jamhuuriuyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Shekkh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xarunta gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Muqdisho. Madaxweynaha...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta gudoomiyay shir ku saabsanaa sidii loo waafajin lahaa...
Dowlada Norwey ayaa shaacisay in ay sharciga kala laaban doonto islamarkaana dib usoo celin doonto qaxooti badan oo Soomaaliyeed. Tirada...
Amiirkii hore ee dalka Qadar Sheekh Khaliifa Bin Xamdi ayaa la shaaciyay in uu ku dhintay magaalada caasimadda ah ee...
Xaaladda magaalada Gaalkacyo ayaa saaka kacsan, iyadoo gudaha magaalada laga maqlayo rasaas xoogan oo ay is weydaarsanayaan ciidamada labada maamul...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo dhaawac halis ah lagu...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda...
RADIO MUQDISHO:-Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyada oo fulinaysa waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran dhaqan-galinta doorasho Qof iyo cod...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho