Danjire JabriIl Ibrahim Cabdullle ayaa maanta ka qaybgalay xafladda furitaanka Tartanka Ciyaaraha Golaha Sharci Dejinta ee dalalka Bariga Afrika ee...
Shirkan oo ay soo Agaasimeen Hay'addaha u xilsaaran dib u eegista Dastuurka oo ay horkaceyso Wasaaradda Dastuurka ayaa waxa uu...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 06, December, 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah...
Mareykanka ayaa diiday warbixin ay soo saareen hey’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ,taas oo sheegtay in ay jiraan caddeeymo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku...
Guddoomiyaha Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa maanta xarunta Qaran ee howlgallada Gurmadka deg-degga ah...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo dhoweysay madaxda Guddiga Luqadda Sawaaxiliga ee Urur Goboleedka iskaashiga Dhaqaalaha...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Uganda Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare ayaa maanta booqasho ugu tagtay Safiirka u jooga Uganda Dowladda aan...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Yuusuf Cali Maxamed oo shaqo ku jooga Belgrade,...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Tanzania Danjire Ilyas Cali Xasan ayaa maanta booqasho salaan iyo isbarasho ugu tagay Wakiilka dowladda Kenya...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa kulan la yeeshay Mudane George Conway, Ku-xigeenka Ergayga Xoghayaha...
Muqdisho ayaa goordhow martigelin doonta Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo ay ka qeyb geli doonaan mas'uuliyiin ka tirsan...
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukuumadda Dan-Qaran, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay Shirka Khubarada Milateriga ee Dalalka Ciidamada ku taageera Hawlgalka Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho