Munaasabad lagu heshiisiinayay beelo walaalo ah oo hore u dagaalamay ayaa lagu qabtay Degaanka Gadoon oo hoos yimaada Degmada Dhuusamareb. Gogosha...
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaare xigeenka DFS Md. Maxamed Cumar Carteh oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Washington ee dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka...
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobeey, Ban Ki-moon, ayaa booqday xero qaxooto oo ku taalla waqooyiga Algeriya taasoo ay ku noolyihiin qaxooti...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa si rasmi ah u xiray maanta Kalfadhiga 7aad...
Wasiirada Xanaanada Xoolaha ee dalalka Masar iyo Soomaaliya ayaa Dekadda Magaalada Suweys waxa ay kusoo dhaweeyeen Markabkan siday in ka...
Guddi ka kooban maamulka deegaanka iyo bulshada rayidka ah oo gacanta ku haya dhismaha qaybta hooyada iyo dhallaanka oo lagu...
Degmada Mahadaay oo ka tirsan gobolka Shabeellaha dhexe waxaa gacanta ku haysa dowladda Federaalka Soomaaliya iyadoo ay ka howlgalaan ciidamada...
Muqdisho, 5 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u daah-furey barnaamijka...
Maxakamada ciidamada qalabka sida Qeybteeda 60aad ayaa maanta 5 sano oo Xabsi ciidan ah ku xukuntay Maxamed Maxamed Abuukar oo...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland kulan mira...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho