Maalintii 3-aad ayaa wafdi uu hogaaminayo madaxwaynaha dawlad goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa ay ku suganyihiin magaalada Hobyo ee...
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale ayaa maantay shir guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladaha ammaanka...
Munaasabadda daahfurka siyaasadda arrimaha dibedda Soomaaliya oo maanta lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno ka tirsan...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aaden Ibraahim Ferkeeti ayaa soo dhaweeyey ansixintii Goluha Barlamaanku ay ansixiyeen hindisihii ay...
Madaxwyenaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo taabaneysa ka jeediyay golaha shacabka ayaa xusay...
Wasaaradda Caddaalada dawlada Federalka Sooomaaliya waxa ay haysaa fursad shaqo oo xiriir la leh arrimaha caddaalada iyo dastuurka sidaa awgeed...
Waxaa sharaf weyn u ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya inay dunida u bandhigto maanta...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in kooxda Shabaab dhawaan laga sifeyn doono guud ahaan gobollada dalka. Wasiirka difaaca ee xukuumadda Soomaaliya...
Safiirka Ingiriiska ayaa Shahaadooyinkaan guddoonsiisay Ciidanka sida gaar ah u tababaray ee ka tirsan Booliska Soomaaliyeed kuwaas oo loogu yeero...
Munaasabadaan tababbarka loogu soo xirayay in ka badan 100 askari oo ka mid noqonaya ciidanka booliska ayaa lagu qabtay dugsiga...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeeray qeybaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Wasiirka Gaashaandhigga...
Guddoomiyaha Guddiga Qaranka Madaxbannaan ee Xuquuqul Insaanka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Safiirka Midowga Yurub u fadhisa...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa galabta xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho