Tababar u socdey muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeye magaalada xuddur ee xaruunta Gobolka Bakool kaas oo loo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa degmada Waaberi ee gobolka Banaadir kula kulmay Safiiraka...
Ra''iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa soo dhoweeyey, isla markaana rajo wanaagsan ka muujiyay wadahadalada dhowaan...
In ka badan labaatan qof ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhacay masjid ku yaalla magaalada Adis'ababa ee caasimadda dalka Ethiopia....
Ururka Daacish ee ka dagaalama wadamada Siiriya iyo Ciraaq ayaa ku eedeyay Al-Shabaab inay dishay xubno Ajaanib ah oo ka...
Xildhibaanka Barlamanka Federaalka ayaa ansixiyay Sharciga Iibka, qandaraasyada iyo dheef-wadaagga Qaranka Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo ahaa kalfadhhiga 7aad kulankiisa...
Ururka dhaq dhaqaaqa iskaashatooyinka Soomaaliyeed ayaa qalab dhismo oo shamiindo ah ku wareejiyay taliyaha Saldhigga booliska Degmada Kaaraan ee gobolka ...
Xag-jirnimada waxaa lagu qeexaa in lagu talax tago waxa uu qofku ku qanacsan yahay isagoo adeegsanaya ficil, qowlba. Xag-jirnimadu way...
Mogadishu, 12 December 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulanka Golaha guud ee Ururka Idaacadaha Dowlahada Carabta kalfadhigiisii caadiga ah ee 35-aad ayaa waxaa maanta oo Jimco ah lagu...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho