Roobab si weyn loogu diirsadey ayaa ka da’ay nawaaxiga degmada Xuddur oo ay jirtay abaar baahsan iyo biyo la'aan. Dadka...
Diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ayaa markii ugu horeysay duqeyn la beegsaday gobalka Homs goobaha ay ka joogaan mucaaridka la dagaalamaya...
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta Warshada cabitaanada Soda King iyo...
Guddoomiyaha Maxkamadda magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil, ayaa dib xoriyadoodii u siiyey afartii fanaan ee kooxda Xidigaha geeska ee saddex...
Kulankaan oo ka dhacay xarunta degmada Waabari ee gobolka Banaadir ayaa waxaa maanta ka qayb galay marwada madaxweynaha Jamhuuriyadda marwo...
Kulankaan guddoomiyaha barlamanka Soomaaliya ahna ku simaha madaxwaynaha dalka mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari “ uu maanta xarunta villa Hargaysa ...
Dowladaha Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa maanta xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis is-afgarad ah oo lagu...
Kulankani uu shir gudoominayay Ku-simaha gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna gudoomiye ku xigeenka siyaasada ee maamulka gobalka waxaana kas qeyb galay...
Mashruucan oo lagu dhisayo wado dheer oo isku xirta degmooyinka C/waaq iyo Hobyo oo Galgaduud iyo Mudug ka kala tirsan...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumada Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac oo uu wehliyo Wasiiru Dowlaha Wasaaradaasi Mudane Maxamed...
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xarigga ka jaray qeybo si heersare...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho