Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shirar Talynaaniga Iyo Nairobi Uu Kula Soo qaatay Hey’addo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Shirar Talynaaniga Iyo Nairobi Uu Kula Soo qaatay Hey’addo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Cumar  Ceeymooy oo Xafiiskiisa ugu waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Guullo la taabankaro ay ku soo afmeermeen dhammaan Kullamo Iyo Shirar Muhiim u ah Howlaha ay Wasaaraddu Ka wado sidii lagu Horumarin lahaa taasi oo ku aadan Kheyraadka Dalka oo uu kula soo qaatay Talyaaniga Iyo Nairobi madax ka tirsan hey’adaha Caalamiga ah sida Hey’adda Cunada Aduunka Ee FAO.

Maxamed Cumar Ceeymoow Wasiirka Wasaaradda Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka  Badda oo ka warbixiyay dadaalada socda ee Dowliga ah kaasi oo ay ku howlanyihiin Mas’uuliyiinta iyo Madaxda Qaranka simar kale loo soo Nooleeyo Islamarkaana dib loo soo celiyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Dalka, Kaasi oo ay Qayb ka tahay Wasaaradda Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda, sida uu sheegay Wasiirku.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeeysiga iyo Kheyraadka Badda Ayaa Sheegay in Caalamka uu maanta sigaar ah u daneynayo islamarkaana uu muuqdo loolan iyo Tartan dhinaca maalgashiga ah oo ay Doonayaan in Wadamada iyo Hay’adaha aanan Dowliga aheyn ay damacsanyihiin in ay ka faa’iideeystaan Fursadaha maalgashi ee Soomaaliya.

20151201_185811 20151201_193251 20151201_193308 20151201_193324 20151201_193356 20151201_193513 20151201_193522 20151201_193554 20151201_193601 20151201_193748 20151201_193822 20151201_193837 20151201_193937 20151201_193939 20151201_193949 20151201_193951 20151201_194115 20151201_194116 20151201_194724 20151201_194740 20151201_194822 20151201_194825 20151201_195544 20151201_200112

Previous Post

Madaxweynaha: “Dowladda waxay dhiirigelineysaa nidaamka ganacsiga xorta ah, ganacsatadana waxaa looga fadhiyaa inay canshuurta bixiyaan si waddanku uu horumar u gaaro’’ “Sawirro”

Next Post

Ra’isul Wasaaraha Oo Ay Wehliyaan Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Muqdisho Soo Gaaray “Sawirro”

Next Post
Ra’isul Wasaaraha Oo Ay Wehliyaan Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Muqdisho Soo Gaaray “Sawirro”

Ra’isul Wasaaraha Oo Ay Wehliyaan Madaxweynayaasha Puntland Iyo Galmudug Oo Muqdisho Soo Gaaray "Sawirro"

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In