Kormeerkaan uu maanta taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Soomaaliya ahna kusimaha Taliyaha oo kormeerka ku tegay dugsiga sare booliska ee Jeneraal...
Malaaqa Xamar iyo Xamar daye Malaaq Cali Malaaq Maxamed Malaaq Wehliye oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho oo uu kaga...
Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada, Maxamed Cabdulqaadir ayaa sheegay in wasaaraddu ay ku howlan tahay sidii loo xoojin lahaa...
Taliyaha Booliska Soomaaliya Generaal Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa kulamo la qaadanaya masuuliyiinta booliska ee...
Wafdiga ka socda dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada ee ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa wali ku howlan sidii loo gaari lahaa...
Xaflad Doorasho ah oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday magaaladda İstanbuul ee dalka Turkiga...
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Mudane Siciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u jooga Dalka Suudaan ayaa booqday...
Kulankan oo looga hadlayay daryeelka Naafada ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Ururka daryeelka naafada Gobolada dhexe, iyadoo ay ka soo qayb...
Safiirka Soomaaliya ee dalka indonesiya mudane Cabdixakiim Ugaas Cali Yaasiin oo ku guda jira kulamadii iyo shirarkii is daba jooga...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho