Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ardayda Wax Ka Barata Istanbuul Oo Hogaan Cusub Doortay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Ardayda Wax Ka Barata Istanbuul Oo Hogaan Cusub Doortay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflad Doorasho ah oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxa ay ka dhacday magaaladda İstanbuul ee dalka Turkiga taasi oo lagu dooranayay guddoomiyaha cusub ee ay yeelan doonaan ardayda Soomaaliyeed  ee wax ka barta magaalada İstanbuul.

Doorashada oo si heer sara loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin kale duwan oo ugu horeeyo  Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliyeed Dr Axmed Cali Daahir, mas’uuliyiin ka socotay safaaradda Soomaaliyeeed ee dalka Turkiga,  masuuliyiin ka tirsan dowladda Walaalaha aynu nahay ee Turkiga, iyo marti sharaf kale.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr  Axmed Cali Daahir ayaa khudbad aad u xiisa badan ka jeediyay madasha doorashada waxa uuna ardayda kula dardaarmay in ay doortaan hoggaanka ay u arkaan inuu mudan yahay kana soo bixi karo waajibaadka loo igmaday sido kale waxa uu ardayda kula dardaarmay in ay ku dadaalaan midnimada iyo waxbarashada kuna xisaabtamaan jiilka berito wadanka uu ku tashanayo in ay yihiin

Waxaa sidoo kale khudbad ka jeediyay goobta doorashada guddoomiya golaha shuurada  ururka guud ee midowga ardayda Soomaaliyeed  ee wax ka barta dalka Turkiga Cabdicasiis Caaqil Xassan oo isna ardayda ku bogaadiyay sida habsami socodka leh ee ay u soo qaban qaabiyeen doorashada mudanyihiin in lagu tusaalo qaato

Ugu dambeyntii waxaa la dhegaystay khudbadihii musharrixiinta oo kala ahaa ENG Ibrahim Axmed Shire, Maxamud Saciid Aadan iyo Abshir Yacquub Cusmaan, kadibna waxaa loo dareeray cod bixinti iyo sanduuqa doorashada oo ay qof walba si xor ah codkeeda u dhiibatay waxaana ku guuleystay Eng Ibraahim Axmed Shire oo helay codad gaarayo 71 cod halka labadi musharax ee la tartamayna ay kala heleen 55 iyo 41 cod sidaa darteedna ay guusha ku raacday ENG Ibrahim Axmed Shire oo noqday guddoomiyada cusub ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta magaalada baaxadda weyn ee İstanbuul

Xafladda ayaana ku soo idlaatay si qurux badan farxadi ku dheehantahay.

IMG-20151129-WA0000 IMG-20151129-WA0001 IMG-20151129-WA0002 IMG-20151129-WA0003 IMG-20151129-WA0004 IMG-20151129-WA0005 IMG-20151129-WA0006 IMG-20151129-WA0008 IMG-20151129-WA0009 IMG-20151129-WA0010 IMG-20151129-WA0013 IMG-20151129-WA0015 IMG-20151129-WA0016 IMG-20151129-WA0017 IMG-20151129-WA0018 IMG-20151129-WA0019 IMG-20151129-WA0020 IMG-20151129-WA0022 IMG-20151129-WA0023 IMG-20151129-WA0025 IMG-20151129-WA0026 IMG-20151129-WA0027 IMG-20151129-WA0029 IMG-20151129-WA0030 IMG-20151129-WA0031 IMG-20151129-WA0032 IMG-20151129-WA0034 IMG-20151129-WA0036

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso barnaamijka bandhigga wareysiyada ee ka baxa Radio Muqdisho

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In