Muqdisho, Khamiis, August 20.2015----Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha...
kulan maanta lagu qabtay xarunta Jaamacada Ummada ee magaalada Muqdisho oo ay ka qayb galeen wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo...
Madaxweynaha dowlada goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug mudane C/kariim Xuseen Guuleed ayaa maanta booqday deegaanka Gelinsoor oo ka tirsan gobolka Galgaduud....
Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka...
Hanjabaado iyo iskuday xarig oo Maamulka Gobolka Bari Kula Kaco Saxafiyiinta. Saxafiiyiinta iyo Xarumaha warbaahinta ee ka howgala magaalada Bosaaso...
Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ayaa faah faahin ka bixisay heshiis dhinaca waxbarashada ah oo ay la soo gashay madaxda...
Meydka haweeneey Soomaali ah iyo seygeeda ayaa laga helay guri ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen. Wariye ku sugan...
Kulan looga soo horjeeday mowshin ay mudanayaal ka tirsan Baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F. S. oo maanta lagu qabtay...
Muqdisho, 19 Agoosto 15: Iyagoo ah saaxiibada dadka Soomaaliyeed oo ka walaacsan xaaladda, ayaa danjireyaasha Qaramada Midoobay, Hawlgalka Midowga Afrika...
Maanta oo kale waa sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay booqashadii 1aad ee Somalia uu ku yimid Reccep Tayyip Erdogan,...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho