Magaalada Jalalaqsi waxa ay ka mid tahay Degmooyinka gobolka Hiiraan ee sanad ka hor laga xoreeyay argagaxisada Al Shabaab, waa...
Cutubyo ka tirsan ciidanka XDS o wata gaadiidka dagaalka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka Wabxo oo ka tirsan degmada...
Kulan aqoon isweydaarsi ah oo loo qabtay agaasimo waaxeedyada maamulka iyo maaliyadda ee wasaaraddaha dowladda ayaa maanta lagu qatay Muqdisho....
Shirka wadatashiga ah ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in maanta si rasmi ah loo soo gebagebeeyo,...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dalxiiska iyo Dhaqanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirazaaq Cali Yuusuf Bahlaawi ayaa kula kulmay...
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shirkii koowaad ee golaha lagu magacaabo Madasha Wadatashiga oo lagu sameeyey heshiis ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furay shirka madasha wadatashiga Doorashooyinka 2016-ka ee ka furmay maanta magaalada...
Munaasabad ay ku qalin Jabinayeen ilaa 298 Arday oo ah kulyadaha kala duwan ee Jaamacada Salaam ayaa maanta xaflad loogu qabtay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Guddoomiyaha gobolka...
Qorshahan ciidamada gaar ka ah loogu samaynayo Afrika ayaa loo la jeedaa in ay afrika dib u soo laabato Awooddeedii...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho