War-saxafadeed ka soo baxay guddoonka baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Radio Muqdisho ayaa u...
Guddoonka baarlamanka federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd aqbalay mowshinkii ay xildhibaanno ka mid ah baarlamanka ka keeneen madaxweynaha J. F....
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka waramay guulaha dowladdu gaartay mudadii ay jirtay, isagoo tilmaamay in...
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Xamar Ge. Hassan Husein Muungaab oo safar shaqo kujooga wadanka Switzerland ayaa wuxuu maanta...
Wasiiro ka tirxan Xukuumadda Federaalka iyo Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya ayaa ka qeybgalay daahfurka duulimaad Diyaaradda Air Jabuuti ay...
Shacabka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa maanta si aad ah u soo dhaweeyey guulihii ay ciidamada...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa looga hadlay doorka Wasaaradda dhallinyarada iyo Isboortiga uga...
Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid aha koxda shabaab ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku...
Gudmoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane XasanMaxamed Xusein "Muuungaab " ayaa caawa si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada...
Madaxweynaha Dawlad Gobaleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Qasriga uu ka deganyahay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho