Monday, May 19, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasime “Bahlaawi” oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
October 20, 2015
in Wararka
0
Agaasime “Bahlaawi” oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta mudane ย Cabdirisaaq Cali Yusuf “Bahlaawi” oo ay la socdaan Agaasimaha Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONA Axmed Farax Gaatamow iyo Madaxa Shaqaalaha iyo Tababarada isla Wasaaradda Cabdulaahi Haybe ย ayaa la kumlay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Sudan Yaasir Yuusuf, ย isagoo kala hadlay sidiiย  looย adkeeyn lahaa xiriirka kaย  dhaxeeya Wasaaaradda Warfaafinta Soomaaliya iyo tan Suudan ayna u yeelan laahyeen ย xiriir wada shaqeeynrrd oo joogta ah.

Mudane C/risaaq Cali Yuusuf “Bahlaawi” agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Aooaaliya ayaa ย uga Mahadceliyay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Dowladda Suudan sida ay marwaliba u garab istaagaan wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaliya.

Related posts

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

May 19, 2025
๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

Dhanka kale Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dowladda Sudan Yaasir Yuusuf ayaa caddeeyay in ay diyaar u yihiin taageero ย dhan walbo leh oo ay siinayaan ย wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya, haddii ay ahaan lahayd tababarro ay siinayaan shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Soomaliya iyo iney gacan ka geystaan dhismaha qeeybaha kala duwan ee mu’asasaadka warbaahinta dowladda Soomaliya.

Kulanka agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cali Yusuf ย “Bahlaawi” uu la qaatay wasiiru-dowlaha Wasaaradda warfaafinta dowlaladda Sudan ย kadib ayaa waxaa lagu soo wareejiyay qeebaha kala duwan ee warbaahinta dowladda Sudan ka koobantahayย  hadday ahaan laheed Radiyaha dowladda Sudan TVga iyo sidoo kale xaruunta Wakaaladda Wararka Sudan, isagoo ka mahad celiyay habka hufan oo ay u shaqeeneeyso warbaahinta Qaranka Sudan.

15 17 unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed

Previous Post

Shirkii wada tashiga oo goor dhaweyd lagu soo gebagebeeyay Muqdisho “Sawirro”

Next Post

Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne “Sawirro”

Next Post
Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne “Sawirro”

Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne "Sawirro"

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa โ€œDoorasho dadban waxa ay dan u tahay, qof aan ka shaqeyneyn danta dadka iyo dalka Soomaaliyeed.โ€

May 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka, isagoo si gaar ah u...

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

๐—ฅ๐—ฎโ€™๐—ถ๐—ถ๐˜€๐˜‚๐—น ๐—ช๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ซ๐—ฎ๐—บ๐˜€๐—ฎ: โ€œ๐—ค๐—ผ๐—ณ ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐˜๐—ผ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ด๐—ฒ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎโ€

May 19, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in difaaca dalka uu yahay waajib diini ah...

Madaxweynaha JFS oo maanta Baqdaad uga qeyb-gali doona meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta

Madaxweynaha JFS oo maanta Baqdaad uga qeyb-gali doona meertada 34aad ee Shirka Jaamacadda Carabta

May 17, 2025
0

RADIO MUQDISHO: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq kaga qaybgali...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masarย 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Masarย 

May 16, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa Khamiistii kulan-doceed kula yeeshay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In