Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falalka argagaxiso ee ka dhanka ah Dowladda iyo Shacabka walaalaha...
Barnaamijka kulanka Todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa looga hadlay waxqabadka wasaaradda Gaashaandhiga iyo dadaalada...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Bakool iyo saraakiisha ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMSIOM ayaa waxaa ay kormeer ku sameeyeen deegaanka...
Maxkamad ku taala dalka Koonfur Africa ayaa go’aamisay in dib loo furo xafiis dadka soo galootiga ah ay sharciyada ka...
Kulankaan oo lagu soo dhaweynayey heshiis hor dhac ah oo ay wada galeen dhawan beelo walaalo ah oo ku dagaalamay...
Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa shalay waxaa ka furmey shir wadatashi ah oo lagu xalinayo khilaafka siyaasadeed ee u...
Khamiis, August 6, 2015….Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul...
Wararka xiligan naga soo gaaraya Qaybo ka mid ah deegaannada howlgalladu ka socdaan ee gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in saacadihii...
Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumada Soomaaliya ayaa maanta Bangiga aduunka magaalada Nairobi kula saxiixatay heshiis ay isaga...
Shirkani oo galay maalintii labaad ayaa maanta waxaa looga hadalay hormarinta maamul gobaleedyada iyo sida dimaqoraayid dalka loo gaarsiin lahaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho