Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka ayaa billaabay kulamo wadatashi ah oo lala Yeelanayo qeybaha kala duwan ee Bulshada, si ay u...
Howlgalladaan oo ahaa mid ballaaran ayaa ciidamada hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka waxa ay ka sameeyeen deegaannada Garas-baalley, km’13...
Muqdisho.04.10.2015. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa shaaciyay in uu jiro cinwaan...
Ugu yeraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay dalka Faransiiska ka dib markii roobab dabeylo xoog leh wata ayaa ku dhuftay...
70 arday oo 20 kamid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay...
Ciidamada Israa'iil ayaa u diiday dadka Falastiiniyiinta ah inay booqdaan bariga magaalada Qudus iyo Masjidk Al Aqsa. Xayiraadan ayaa la...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa ka Warbixiyay kulamo uu dalka Kenya...
Ciidanka booliska ee ka howlgalla saldhiga booliska ee degmada Xamar weyne oo ay wehliyaan Wakiilo ka socday Marwada Madaxweynaha Dalka...
Howlgallo lugu xaqiijinayo amniga degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa sacadii ugu danbeeyay ciidamada amniga ee maamulka Koonfurgalbeed waxa...
Waxaa dalka koonfur Africa dib ugu soo laabtay dilalka loo gayensanaayo ganacsatada Soomaalida, iyadoo habeen ka hor ganacsade Soomaaliya ah...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho