Safiirka Britain ee Soomaaliya Danjire Harriet Mathews oo shir jaraa’id saxaafadda ugu qabatay xarunta safaaradda ay ku leedahay Soomaaliya...
Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay...
Kulankani oo looga hadlayey dardar gelinta howlaha dib u eegista dastuurka KMG ah ee Soomaaliya ayaa lagu qabtay xarunta Villa...
Barnaamijkaan oo loogu magac daray Open Street "Waddo furan ayaa lagu qabtay xaafadda Soomaalidu ku badan tahay Bellville ee magaalada...
Muqdisho, 5 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho...
Jaamacadda SIU ayaa maanta u dirtay Jaamacadda Umu-durmaan ee dalka Sudan, kuwaasi oo tiradoodu gaarayso sagaal Arday, oo sanadkii ugu...
Tababarkaan oo Sare loogu qaadayo Aqoonta Agaasimayaasha iyo shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federalka ayaa maata ka furmay magaalada Muqdisho...
Wafdi ay Hoggaaminayso Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed ayaa maanta gaaray Dalka Kuwait halkaas oo ay uga...
Munasabad uu xilka ku wareejinayay Duqii hore ee Magaalada Boosaaso isla Markaana uu kula wareegayay Duqa Cusub ayaa lagu qabtay...
Maamulka Degmada Qansaxdheere ayaa sheegay in ay dib ugu soo laabanayaan Degmada Dadkii kabarakacay xilli ay soo hagaageeyso Xaaladda Amni...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho