Wednesday, June 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo Lagu soo dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad “Sawirro”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Ciyaaraha, Wararka, Xulashada
0
Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka oo Lagu soo dhaweeyey Towfiiq Iyo Garacad “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqasho ku tagay degmooyinka Towfiiq iyo Garacad ee gobolka Mudug.

Wafdiga Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka uu hogaaminayo ayaa kala ah Xidlhibaan Cali Ameeriko oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka,Wasiirudowlayaasha Arrimaha Gudaha iyo Caafimaadka ee Puntland, ku simaha Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland.

Related posts

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026

Aroortii hore ee maanta waxa uu la kulmay macalimiinta iskuulka Towfiiq oo uu ku wareejiyey lacag mushaaraadkooda ah,kadibna waxa uu daawo ku wareejiyey isbitaalka degmada Towfiiq, kadibna waxa ay guda galeen gurmad biyo dhaamin ah oo dadka degmada Towfiiq iyo deegaannada ku dhow aad ugu baahi qabeen waxaana maamulka gobolka Mudug uu Guddoomiye ku xigeenka Labaad ku wareejiyey lacag ku talagal keedu yahay in biyo la’aanta jirta dadka laga caawiyo taasi oo uu uga mahad celiyey madaxweynaha Puntland,sidoo kalena waxa uu deeq raashiin ah ku wareejiyey haweenka degmada si loo gaarsiiyo qoysaska tabaaleysan taasi oo dadka degmada Towfiiq ay aad uga mahad celiyeen.

Ka hor inta aanay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad iyo wafdigiisa kasoo ambabixin degmada Towfiiq waxa uu dhagax dhigay dhismaha saldhiga booliiska degmada Toowfiiq kaasi oo si rasmi ah dhismihiisa loo bilaabay dhinaca kalena waxa uu dadka degmada Toowfiiq iyo deegaannada ku dhow dhow ugu bishaareeyey in dhowaan si rasmi ah Seddex todobaad gudahood loo bilaabi doono qodista ceel biyood si looga gudbo baahida biyo la’aanta ah.

Gelinkii dambe ee maanta wafdiga uu hogaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa ay gaareen degmada Garacad ee gobolka Mudug ayagoo si gaar ah u booqday dekedda magaaladaasi waxaana maalinnimada berrito ah hadii uu Alle idmo wafdiga ay ku wajahan yihiin magaalada taariikhiga ee Jariiban.

DSC_0657 DSC_0669 DSC_0678 DSC_0713 DSC_0746 DSC_0748 DSC_0841 DSC_0857 DSC_0872 DSC_0880 DSC_0897 DSC_0907 DSC_0920 DSC_0954 DSC_1006 DSC_1025 DSC_1070

—-DHAMMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka

Media & Public Relation office of Speaker

Previous Post

Kulan Looga Hadlay Dar Dargalinta Howlaha Dib U Eegista Dastuurka Oo Muqdisho Lagu Qabtay “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

Soomaaliya oo ka digtay xiriir kasta oo Israa’iil la yeelato Maamulka gooni-u-goosadka ah ee Somaliland

June 16, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Muqdisho, 16 Juun 2026 Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

Danjiraha Soomaaliya ee Hindiya oo ka qayb galay kulanka 28-aad ee guddida sare ee ururka IORA

June 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, Mudane Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowa, oo matalayay Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka...

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In