Mogadishu, 03 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye)...
Dowladda Igiriiska gaar ahaan Hay’adda u qaabilsan Dambi baarista ayaa Shaacisay in lagu qabtay meelo kala duwan oo dalkaas ku...
Roobkii Dayrta ayaa Ka Curtay Deegaanno ka tirsan Gobollada Galgaduud iyo Mudug, xilli deegaannada qaar ee bartamaha Dalka ay ka...
Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa waxaa maanta magaalada Nairobi ugu soo gabagaboobay tababar howleed u socday mudo afar...
Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee ka howlgala Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyay Ammaanka Magaalada Baardheere, iyadoo ay dib usoo...
Taliska Ciidanka Boliiska ayaa sheegay in si loo horumariyo Ciidankaas uu Billaabay in Ardayda ka Baxday Jaamacadaha iyo Dugsiyada sare...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan Dhismaha Ciidamo Qaran oo awood u leh inay hantaan awooda...
Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay...
Wasiirka warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiisa Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa magaalada Nairobi kula kulmay mas’uuliyiinta hay’adda USAID u qaabisan Soomaaliya. Wasiirka...
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada iyo wasiiru dowlaha wasaaraddaasi ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad xarigga looga jarayay shirkad cusub...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho