Sunday, July 3, 2022
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo

October 3, 2015
in Wararka
0
Saraakiisha ciidanka Xoogga ee Gobolka Gedo oo sheegay in Amniga Baadheere laysku halayn karo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka ee ka howlgala Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyay Ammaanka Magaalada Baardheere, iyadoo ay dib usoo laabanayaan adeegyada Bulshada.

Cismaan Macallin Cabdi  oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada  xoogga dalka ee Gobolka Gedo oo Warasi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ay tahay mid aad u wanaagsan isla markaana ciidamada ammaanka ay wadaan Roondooyin lagu ogaanayo xaaladaha amni Darro ee Magaalada ka jira.

Related posts

Fanaannad Qaran Khadra Daahir Cige oo ku geeriyootay Hargeysa

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

July 2, 2022
Wasiirka Warfaafinta oo shacabka iyo bahda fanka uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

Wasiirka Warfaafinta oo shacabka iyo bahda fanka uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

July 2, 2022

“Waxaa dib u soo laabtay safarradii diyaaradaha Duulimaadka ay ku imaan jireen Magaalada Baardheere, adeegyadii Aas Aaska u ahaa bulshada ayaa soo laabtay, Shacabku Aad ayay ugu qanacsanyihiin Xaaladda Magaalada iyo Holwlaha Gobolka Gedo ka socda” Ayuu Yiri Cismaan Macallin

Ciidamada Xoogga dalka oo kaashanaya Shacabka ku nool Gobolka Gedo ayaa wada Qorshayaal lagu ogaanayo xaaladaha Amaanka isla markaana looga hortagayo waxyaabaha keena Amnidarrada.

Previous Post

Taliska Boliiska oo Wada qorshe lagu Horumarinayo Ciidankaas

Next Post

Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi”Sawiiro”

Next Post
Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi”Sawiiro”

Gudiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo Tababar Howleed ugu Soo Gabagaboobay Nairobi"Sawiiro"

Fanaannad Qaran Khadra Daahir Cige oo ku geeriyootay Hargeysa

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

July 2, 2022
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Marxuum Khadra Daahir...

Wasiirka Warfaafinta oo shacabka iyo bahda fanka uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

Wasiirka Warfaafinta oo shacabka iyo bahda fanka uga tacsiyadeeyay geerida Khadra Daahir

July 2, 2022
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Soomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo Bahda Faniinta uga tacsiyadeeyay geerida...

Fanaannad Qaran Khadra Daahir Cige oo ku geeriyootay Hargeysa

Fanaannad Qaran Khadra Daahir Cige oo ku geeriyootay Hargeysa

July 2, 2022
0

Allaha u naxariistee Fanaannad Qaran Khadra Daahir CIge ayaa caawa ku geeriyootay magaalada Hargeysa kaddib xanuun maalmahan hayay. Maxamed Xasan...

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka oo tababarr u soo xirey qaar ka mid ah shaqaalaha dowladda

Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka oo tababarr u soo xirey qaar ka mid ah shaqaalaha dowladda

July 2, 2022
0

Waxaa maanta Dugsiga Maareynta iyo Maamulka Guud (School of Management and Public Administration) ee Jaamacadda Ummadda si habsami leh ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In