Kulankan oo u jeedkiisu ahaa in Soomaalidu ay is cafiso, isla markaana ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo...
Madaxweynayaasha Maamulada Puntland iyo Jubba Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho...
Muqdisho, September 19, 2015------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray Madaxweyne Ku-xigeenka...
Mogadishu, 19 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Maamulka iyo Shacabka Degmada Cabdicasiis oo ay ka qeybgaleen Mas’uuliyiin ka...
Maamulka Galmudug oo kaashanaya Bulshada rayidka ayaa billaabay dhismaha Xarumaha danta guud ee Magaalada Dekada leh ee Hobyo. Howlahaan oo...
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ayaa sheegtay in Ahmiyadda koowaad ay siineyso mushaarka Ciidamada, iyada oo dhinaca kale sheegtay inuu wado...
Danjiraha Soomaaliya ee dalka Uganda ayaa Suxufiyiin iyo agaasimayaal warbaahineed tababar ugu soo xiray magaalada Kambala. In ka badan Sodon...
Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho ku jooga magaalada Gaalkacyo islamarkaana seddexdii...
In kabadan 35 ruux oo naafo ah ayaa maanta magaalada Baydhabo lagu guddoonsiiyey qalab ay ku socodaan kaasi oo shaqsi...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho