Mudanayaasha golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shirkoodi caadiga ahaa, aydoo ajandayaasha ay yihiin dhaarinta guddiyada doorashooyinka iyo xuduudaha iyo...
Wasiir ku-xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim iyo guddoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa booqday...
Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed u soo bandhigtay fursad shaqo oo ka banaan, kaddib markii ay baanaatey...
Gaalkacyo, July 19, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo ka kooban...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbinineynaa sawirrada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed, sida loogu soo...
Mas’uuliyiinta Safaaradda Yemen ee Soomaaliya oo maanta kulan qado ah u sameeyay hay’adaha samafalka ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo hay’adaha gar...
Kooxda Heegan ee dalkeena Soomaaliya ayaa maanta kulankeedii ugu horeeyay la cayaartay kooxda Lydia Ludic ee dalka Burundi, kaasi oo...
Xarunta degmada Warta Nabadda ee gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay munaasabad lagu weynaynayay Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed oo ay ka...
Muqdisho, 19 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir guddoomiyay kulan ay isugu...
Xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay Qur’aanka kariimka ah oo ay ka qeybgaleen culimaa’udiin iyo waalidiin ayaa lagu qabtay magaalada...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho