Ciidanka XDS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo xoog leh ka wada gobollada Baay iyo Gedo, ayaa kaabiga ku haya degmooyinka...
Xaflad kooban oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho ee Aadan Cadde ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan laanta...
Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Injineerradii hore...
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalintii labaad socdaal shaqo ku jooga magaalada Gaalkacyo...
Xafladan oo ay soo qabanqaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ka qeybgalay bulshada qeybaheeda kala...
Muqdisho, 20 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay warqadaha...
Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay bixiyaan canshuurta si ay gacan uga geysato horumarinta dakhliga Dowladda. Wasiirka Warfaafinta...
Dowladda Uganda ayaa qorsheyneysa inay diyaarado nuuca qumaatiga u kaca ay u soo dirto Soomaaliya, kuwaasi oo qeyb ka noqon...
Qaxootiga Soomaalida ee dalka Denmark ayaa ka walaacsan qorshe dowladdu ay ku dooneyso in Qaxootiga ay dib ugu soo celiso...
Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ayaa ka howllgallo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka wada deegaanno hoos yimaada gobolada...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho