Ciidanka Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgallo ay ka sameeyeen inta u dhexeysa Ceelasha biyaha iyo Afgooye waxay kusoo...
Mamulka degmada dharkeenleey ayaa qalab Isboorti, mid nadaafadeed iyo mid Waxbarasho ka gudoomay mashruuca Danguud, iyadoo guddoomiyaha degmada dharkeenleeyna uu...
Kulankii Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu dhaariyay Guddiyada Xuduudaha iyo Doorashooyinka oo dhawaan ay meel mariyeen xubnaha Golaha Shacabka....
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta ka qayb galay Munasabad lagu soo bandhigayay xarun cusub oo lagu Tababari doono...
Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgallo lagu xaqiijinayo Ammaanka waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan Gobolka Hiiraan,iyadoo Howlgalladaas lagu soo...
Madaxweynaha: ‘’Dib u soo nooleynta Akademiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta waxay ku fadhidaa micno taariikhi ah’’ Muqdisho, 21 July 2015:...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Dhagax dhigay Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Suugaanta oo la furay Sanadihii...
Heestaan Cusub ee uu Allifay Abwaan Salaad Cabdulle Salaad Yare ayaa halku dhiggeedu yahay Baddeydu Iib ma ahan, Waxaana Codka...
Wasiir ku xiigeenka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamud Xayir Ibraahim iyo gudoomiyaha degmada Carmo mudane Maxamed Cali Shire ayaa...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa maanta kulan la qaatay Odaayasha dhaqanka, qeybaha bulshada Rayidka ee magaalada...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho