Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed oo maanta ka billowday degmada Waaberi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Olole nadaafadeed oo maanta ka billowday degmada Waaberi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka Banaadir.

Afarta xaafadood oo ay ka koobantahay degmadaasi ayuu ka billowday ololahaasi oo ay ka qeybqaadanayaan xoogag ka kala socday xaafadaha ay ka koobantahay degmada, kaasoo la doonayo in lagu soo celiyo bilicda iyo nadaafadda degmadaasi inta lagu guda jiro maalmaha ciidda oo foodda inagu soo haya.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Gudoomiyaha degmada Waabariย  Xaawo-kiinย  Maxamed Cali ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in amarkaan uu baxshayย  gudoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen โ€œMuungabโ€ hadafkuna uu yahay in ciidda inta aan la gaarin degmada la nadiifiyo

โ€œ maanta waxaan u taaganahay in degmada Waabari Afarteeda waa xood sida aad soo aragteenba waax kasta qaybteeda ayey ku aaddayย  si loo dar dar galinyo in nadaafada iyo bilic soo celinta magalada Muqdisho, waxana goโ€™aankaan ka soo baxay gudoomiyaha gobolka Banaadirโ€ ayeey tiri gudoomiyaha degmada Waaberi.

Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshaha maamulka gobolka Banaadir uu ku doonayo in lagu soo celiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda Muqdisho.DSC04578DSC04518 DSC04524 DSC04526 DSC04527 DSC04529 DSC04531 DSC04532 DSC04534 DSC04536 DSC04539 DSC04543 DSC04544 DSC04545 DSC04554 DSC04555 DSC04559 DSC04562 DSC04563 DSC04564 DSC04566 DSC04567 DSC04569 DSC04570 DSC04572 DSC04573 DSC04574 DSC04578 DSC04579 DSC04581 DSC04583 DSC04584 DSC04586 DSC04588 DSC04589 DSC04599 DSC04603 DSC04604ย ย  DSC04607 DSC04624

Previous Post

Daawo Sawirrada: Xujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan

Next Post

Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta”SAWIRRO”

Next Post
Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta”SAWIRRO”

Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta"SAWIRRO"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In