Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xill. Maxamud Xayir Ibraahim oo ka mid ahaa waftigii Ra’iisul Wasaaraha ku...
Ciidanka XDS ayaa dilay Sodon iyo Labo ka tirsanaa malleeshiyaadka Shabaab oo xalay soo weeraray fariisin ay ciidanku ku lahaayeen...
Soomaalida degan maggaalada Minneapolis, ayaa maanta si weyn ugu ciidday Magaaladaasi oo noqotey hoyga QurboJoogta Soomaalida, gaar ahaan racii ugu...
Waa horjoogaha ugu sareeya kooxda UGUS/Shabaab Axmed Diiriye Hey'adda nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA waxay ogeysiineysaa Shacabka Soomaaliyeed...
https://www.youtube.com/watch?v=LWi2gwV9sGU
Magaalada Gaalkacyo oo ah xarunta gobolka Mudug ayaa maanta si weyn looga ciiday, iyadoo dadweynaha ku nool magaaladaasi ay si...
R/wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, oo safar shaqo ku jooga magaalada Garowe ayaa maanta salaadda ciidda la tukaday madaxda...
Wasiirka arrimah gudaha iyo fedraalka Soomaliya Mudane Abdirhmaan Odowaa oo iyo Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalmiga ah Mudane Cabdiraxmaan Ceynte...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaley xarunta madaxtooyada afur ugu sameeyay saraakiisha ciiddamada booliska ee...
Soomaalida ku nool Magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey oo si weyn ugu debaaldegty Munaasabadda Ciidul Fidriga. Iyadoo maanta ay tahay...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho