Maxamuud Yaxye Maxamuud waa inan yar oo halsano iyo bar jir ah waxaa uu ku xanuunsanayaa mid ka mid ah...
Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya dalka Soomaaliya Dayid Dubada Rooble ayaa maanta deeq uu soo dhiibay madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle...
Addis Ababa, 13 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha...
Dacwad oogaha Guud ee Qaranka iyo Qubaro la socota oo ku sugan dalka Holland ayaa lagu wadaa saaka oo Isniin...
Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Raage Ceelle ee gobalka shabeelaha dhexe ayaa ka hortagay weerar ay...
Barlamaanka Federaalka ah Soomaaliya ayaa wada tabaro uu siinayo xubnaha Barlamaanka dowlad gobaleedka Galmudug, kaasi oo ku saabsan sharciyada ay...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Addis Ababa, 12 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta...
Cabdiraxmaan Maxamud Cali oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha deegaanka magaalada Espoo ee dalka Finland ayaa dhawaan la kulmay Madaxweynaha...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Qareeno Dowladda Somaaliya ay u xilsaartay Dacwadda ku saabsan muranka dhinaca badda ee u...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho