Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir oo wareysi siiyay Warbahainta Qaranka ayaa sheegay in Maamulkooda uu diyaar u...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa afur iyo casho sharaf u sameeyey ardaydii ku tartantay akhriska Qur'aanka...
Tartan kubadda cagta ah oo ku saabsan soo nooleenta Isboortiga iyo Farshaxanka ayaa ka furmay magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Waxaan hakaan idinkugu soo gudbineynaa sawirro hotelka Siyaad laga soo qaday saake kadib qaraxii xalay lagu soo weeraray Hotelkaas...
Shirkan jaraaid oo ay si wadajir ah ugu qabteen Hoteelka Siyaad oo xalay ay weerar argagixiso ah ku qaadeen maleeshiyaad...
Hay’ada Somali Relief Network Of North America ayaa deeq rashin ah oo ka koob Bariis, Sokor, Baasto iyo Saliid, ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta digreeto ka soo baxday xafiiskiisa lagu magacaabay Xisaabiyaha...
Nafiso Cabdulqaadir Axmed waa gabar ku xanuunsan magaalada Muqdisho mudo 18 sano ah waxaa xili maanta aanu ku booqanay degmada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii...
Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali ayaa maanta magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho