Kulankan oo socday muddo labo cisho ah, loogana hadlayay waxa ay shareecada Islaamku ka qabto gudniinka, ayaa waxaa ka qeyb...
Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaadday in hoos loo dhigay qiimaha lagu goosto ruqasadaha...
Waxaa Xarunta Jaamacadda Capital ee Soomaaliya ka bilowday wajiga koowaad ee Imtixaanaadka ogolaanshaha Waxbarshada Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda, ardeyda...
Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa deeq isugu jirta bacaha guryaha la saarto, caagadaha biyaha lagu dhansado iyo marada kaneecada...
Qunsulka guud ee safaaradda Soomaaliyeed ee magaalada Cadan ee dalka Yemen Axmed Suudaani, ayaa hay’adaha ammaanka ugu baaqay inay isha...
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabisalaad Hadliye CUmar ayaa la kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax ayaa maanta kormeer ku tagay cisbitaalka guud ee Beledweyn, isagoo u kuurgalay sida ay...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan "Jawaari" ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay safiirka dowladda Sweden u fadhiya...
Danjiraha Dowladda Soomaaliya ay u magacaabday Dalka K/Afrika ayaa soo gaaray Dalkani iyadoo uu socdaalkiisa ku wehliyay Xogyaha labaad ee...
Guddoomiyaha gobolka Sh/dhexe mudane Cali Guudleewe oo ay wehliyeen qaar ka mid ah ku xigeennadiisa gudoomiyaal degmo iyo mudane ka...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho