Guddoomiyaha Gobalka Bay ayaa sheegay in dhawaan uu bilaabanayo Mashruuca dhismaha waddooyinka Magaalada Baydhabo kadib kulan uu maanta la qaatay...
Wasaaradda Amniga gudaha iyo Taliska ciidanka nabad galyada waddooyinka ayaa ammar ku bixiyay in gabi ahaanba la joojiyo Gawaarida Xamuulka...
Majaajiliiistaha caanka ah C/lle Cabdi Maxamed (Oday C/lle) ayaa ka bilaabay Radio muqdisho riwaayad cusub oo xiiso leh oo loogu...
Xulka Qaranka Soomaaliyeed ayaa isku diyaarinaya tartan kamid ah is reeb Reebka Ciyaaraha Adduunka iyagoo la kulmi doona xulka dalka...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa digniin u jeediyay shaqsiyaadka faldabmiyeedyada kala duwan ka dhexgeysanaya bulshada dhexdooda, isagoo sheegay in...
Xafladda Qalin jebinta ardayda dugsiga sare dufcadda 1’aad ee Ardayda Soomaliyeed ee Turkiga wax ka baranaayay ayaa lagu qabtay magaalada caasimadda...
Mogadishu, 05 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda...
Xilibaanadaan oo gaarayay 126 mudane ayaa kulankooda kaga arinsaday Qadiyadda ku saabsan mooshinka ka dhanka ah m.weynaha Jamahuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya...
Wafdi uu hogaaminayay danjiraha dawlada Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya Ambassador Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyeen qunsulka safaarada Soomaaliya...
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho