Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa faah faahin ka Bixyay howlgallada Shabaab looga saarayo gobolka isagoo uga mahad celiyay guddoomiyaha gobolka...
Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ee kusugan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku Guuleystay in kooxda Shabaab ay ka saaraan deegaanno katirsan...
Mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan koodii caadiga haa Ayadoo ajandayaasha horyaalla ay yihiin hindise sharciyeedka dib u eegista...
Dallada isu taga Imaamyada iyo masaajidada Waqooyi Ameerika ayaa kulankooda sanadlaha ahaa waxa uu ka dhacay magaalada Minneapolis ee dalka...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Hanti dhowraha guud ee Qaranka ayaa lagu sheegay in iyada oo la...
Guddiga amniga ee degmada Xamar weyne ayaa maanta loo soo gabo gabeeyay tababar lagu baranayay xalinta qilaafaadka iyo dowlad wanaaga,...
Ilaalada xeebaha Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay in kabadan afar kun oo qaxooti ah kuwaasoo soo raacay ilaa iyo 20 doon...
Xaflad lagu qabtay garoonka kubbada kolayga degmada Jowhar ayna ka soo qeybgaleen mas’uuliyiin ka socotay maamulka gobolka Sh/dhexe,maamulada degmooyinka,saraakiil ciidamada...
Guddoomiyaha gobolka banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Jenral Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa Maanta dhagax dhigay Waddo laami ah, Taas oo...
Hawlgalkan oo lagula dagaalamayo hubka sharci darada ah, amnigana lagu xoojinayo ayaa ciidamada Boliiska iyo nabadsugidda Dowlad Goboleedka Galmudug waxa...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho