Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim (Fargeeti) ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Dowladda Mareykanka u Fadhiya Soomaaliya, James P. McAnulty...
Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda Federaalka ayaa wada qorshe ay ku Hirgalineyso Warshad casri ah oo soo saarta dareeska iyo qalabka Ciidamada...
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta kulan ku leh Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo Warbixin ku saabsan sharciga Isgaarsiinta...
Munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Nairobi,laguna soo dhaweynayay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha...
Horyaalka 16-aad ee ciyaaraha kubadda gacanta ee dalkeena Soomaaliya ee wiilasha ayaa ka furmay Garoonka wish Istaadiyam ee Dagmada Cabdiciis...
Dhagar qabe katirsanaa Maleeshiyaadka Kooxda Al-Shabaab oo Doonayay inu isku qarxiyo bulshada dhaxdooda ayaa ku dhintay intii uu isku xirayay...
Shirka Guddigia joogtada ee Barlaamanada Afrika oo ka socda magaalada Johannseburg,oo ay ka qeybgalayaan Madaxweynayaal horay xilal ugu soo qabtay...
Maxkamad ku taala magaalada San Diego gobolka California ayaa dhagaysanaysa dacwad loo haysto 6 muwaadin oo Soomaali ah kuwaasoo lagu...
Mashruucan oo degmada Cadaado looga hirgalinayay Layrarka ku shaqeeya Ilayska qoraxda oo dhawrkii bilood ee la soo dhaafay soo socday...
Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falalka argagaxiso ee ka dhanka ah Dowladda iyo Shacabka walaalaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...
Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho