Shirka baarlamaannada wadamada Jaamacadda Carabta oo maalmihii la soo dhaafay ka socday Qaahira ayaa lagu wadaa in maanta la soo...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tagay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho oo dib...
Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta xarigga ka jarey Waaxda Taleex ee degmada Hodan kaddib markii dhawaan waaxdaasi dib u dayactir...
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin dadka isku dayay in maxkamadda dacaayad been abuur...
Xafiiska Hanti dhawrka guud ee Qaranka ayaa maanta War-saxaafadeed uu soo saaray lagu sheegay in maanta oo ku beegan maalinta...
Qaybtan cusub ee lagu soo kordhiyay cisbitaalka dhexe ee magaalada Cadaado ayaa loogu talagalay Hooyada iyo Dhallaanka, waxaana maanta xariga...
Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wadatashiga Qaranka ee ka qabsoomay Muqdisho 6-7 May 2025.
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Ahmed Macalim Fiqi ayaa maanta la kulmay Danjire Harriet Mathews, Agaasimaha Guud ee...
Danjiraha Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Indonesia Danjire Dr. Faysal Axmed Salad ayaa laga guddoomay warqadaha aqoonsiga munaasabad...
Gudoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka ( SoDMA ) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa magaalada Naivasha ee Dalka Kenya si rasmi ah...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho