Ciidamadani isku dhafka ah ee dalalka geeska Africa ka socda ee loogu talo galay ilaalada xeebaha ayaa tababar loogu soo...
Golaha amaanka ee Qaramada midoobay kulan ay ku yeesheen magaalada New yorka ee Dalka Mareykanka ayaa ka hadlay arrimo kale...
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay...
Hey’adda Nile Organization ee laga leeyahay Dalka Turkiga ayaa soo bandhigtay qaabka ay wax u bartaan ardayda Soomaaliyeed ee dhigata...
4 February 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Raiisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali...
Dunidu waxa ay horumar ballaaran ka sameysay dhanka farsamada iyo teknolojiyada. Waxaa la hal abuuray aalado iyo aragtiyo aqoontu keentay...
Maxkamada Ciidanka Qalabka sida Ee Soomaaliya ayaa Maanta Xukno kala duwan ku Riday Dad loo haysto Dambiyo kala duwan iyadoo...
Ciidamada Booliska iyo Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed oo ay wehliyaaan Ciidanka Booliska AMISOM ayaa Maanta waxaa ay Howlgalo Dad lagu...
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Dood ka yeeshay Caqabadaha Xawaaladaha Soomaaliyeed ka haystay la shaqeynta Bangiyada Dalka Mareykanka oo...
RADIO MUQDISHO(QAAHIRA):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah soo gaaray Magaalada Qaahira...
RADIO MUQDISHO(Addis-Ababa):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo hal maalin ku tagay magaalada Addis Ababa...
Maanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda...
Wasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho