Maleeshiyaadka Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in uu hareeyay khilaaf ba’an oo sababay iney kooxdu laba garab u kala jabaan....
Wasaaradda amniga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa heegan buuxa gelisay ciidamada ammaanka, iyagoo dhinaca kalena howlgallo caawa ka wada degmooyinka...
Guriceel, March 5, 2015…Waxaa booqasho ku yimid Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, wafdi ka socda Dowladda F. Soomaaliya oo hoggaaminayo...
Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha dhexe Cali C/llaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kormeeray mashaariic horumarineed oo ka socota magaalada Jowhar, isagoo soo...
Magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud oo maalmihii la soo dhaafay uu ku sugnaa wasiirka Gaashaandhigga Jen. C/qaadir Sheekh Cali Diini...
Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay guddigga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyagaoo ka...
Dalkeennu waxa uu soo maray sanado badan oo colaado ah, kuwaas oo na daxalsiiyay burbur laxaad leh oo saameeyay...
Siminaarkan oo socday muddo 9 cisho ah, islamarkaana lagu baranayay wadaniyadda oo ay soo qaban qaabisay Jimciyadda ASAL, ayna ka...
Mogadishu, March 05, 2015 - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Abdusalam Hadliye Omer ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Alessandra Morelli oo ah...
Kulanka oo ahaa mid looga doodayay qaabka ugu wanaagsan Ee Dalka loo gaarsiin karo nidaamka Federaalka iyo sidoo kale dhameystirka...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa Geesiyaasha Ciidanka XDS Soomaaliyeed u diray Hambalyada Sanad guuradii...
RADIO MUQDISHO(Tripoli):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali,ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa hambalyo u diray saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qaybaha kala duwan ee...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Waxaa si habsami leh u socda diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaalada Baydhabo, kadib markii muddo kooban dib loo furay goobaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho