Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hadlay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xadgudubyada ka dhanka ah dumarka oo laga hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeelatay guddigga Xuquuqul Insaanka ee Baarlamaanka Soomaaliya, iyagaoo ka wadahadlay ilaalinta xuquuqda Haweenka.

Kulan ayaa intii uu socday waxaa looga dooday sidii looga dhiidhin lahaa xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo sidoo kale in baaritaanno lagu sameeyo xadgudubyada loo geystay haweenka.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Guddoomiyaha guddiga xaquul insaanka ee Baaarlamaanka Soomaaliya Maryan Aweys Jaamac oo kulanka kaddib la hadashay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay in kulanka maanta ay isla soo hadal qaadeen arrimo badan oo ku saabsan xadgudubyada lagula kaco dumarka iyo in Wasaaradda ay warbixin cad ka soo saarto eedeymihii loo jeediyay ciidanka AMISOM ee ahaa kufsi.

“Waxaan ka wada hadalnay in la dabagalo warbixintii ku saabsaneyd kufsigii lagu eedeeyay ciidanka AMISOM, in arrintaasi baaritaanno dheeraad ah lagu sameeyo, si loo muujiyo doorka xukuumadda uga aadan falalka ka dhanka ah dumarka ee lagu eedeeyay ciidanka AMISOM, si shacabka ay u helaan jawaab waafi ah” ayay tiri Maryan Aweys.

Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Soomaliya Sahra Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in Wasaaraddu ay qaadan doonto doorka uga aadan eedeymaha ku aadan in ciidanka AMISOM ay haween kufsadeen.

“Waxan balan qaadayaa in aan gacan ka geysto sidii arrintaasi aan u baari lahayn oo aan u soo saarno eedeymaha la sheegayo, waxaana deeq bixiyaasha ka codsaneynaa in askar ku kacday facilada lagu eedeynayo, waxaana rajeynaa in aan si sax ah u soo saarno” ayay tiri Wasiirka Haweenka.

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Haweenka ayaa tiri “Anaga waxaan nahay Ummad Muslim ah, kufsi ma qaadan karno, dumarka Soomaaliyeed ma ogolin in xad gudub lagu sameeyo, waxaan u balan qaadayaa in arrintaas aysan markale dhicin, mana qaadan doono in ay arrintaasi dhacdo”.

Previous Post

Kaalinta Bulshada ee xoojinta Ammaanka Dhageyso

Next Post

Dowladda iyo Ahlusunna oo heshiis KMG ah ku kala saxiixday Guriceel “Akhriso+Dhageyso Qodobada”

Next Post
Duqii degmada Afgooye oo Miino loo aasay u geeriyooday

Dowladda iyo Ahlusunna oo heshiis KMG ah ku kala saxiixday Guriceel "Akhriso+Dhageyso Qodobada"

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In