Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa lagu falanqeeyay mowduuc ku saabsan horumarinta Afka Soomaaliga,...
Horjooge ka tirsanaa maleeshiyaadka Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda eek u sugan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud. Ninkan...
Waxaa arbacadii (February 18, 2015) ay labada Wasaaradood ee Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Imaaraadka Carabta, ku...
Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta ayaa ugu baaqday culumaa’udiinka Soomaaliyeed in ay u istaagaan wacyigelinta bulshada si looga hortago afkaarta...
Garowe, 19 Febraayo, 2015 Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed iyo Ururka Horumarinta Warbaahinta dalka Finland ee VIKES oo kaashanaya Ururka Saxafiyiinta Puntland...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Somaliya, ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna R/wasaare ku...
Taliyaha Guud ee Ciidammada Xoogga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray magaalada Baladweyn ee Xarunta gobolka Hiiraan, isagoo halkaas ay ku...
Weriyaha Telefeshinka qaranka Soomaaliya ee Xabiib Axmed Cali ayaa ah Mid ka gadisan Weriye yaasha kale ee Cayaaraha Soomaaliya sababtoo...
Kulan ay yeesheen madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koonfur Afrika ayaa looga hadlay sidii ay jaaliyadda Somali Communty Board uga...
Kulan looga hadlayay maaraynta deeqaha Dowladda Soomaaliya caalamka ay ka hesho islamarkaana uu soo qaban qaabiyay xafiiska xiriirka deeqaha Soomaaliya...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho