Falkani naxdinta leh ayaa waxa uu ka dhacay deegaanka Mitchell Plain ee Magaalada Cape town kadib markii nin Soomaali ah...
Allaha u naxariistee waxaa goor dhow ku geeriyooday magaalada Dubai Musikiiste Maxamed Weli Xasan oo ka mid ahaa hobalada Fanaaniinta...
Kulankan qadada ah ee maanta uu la yeeshay ra'isul wasaaraha dalka mudane cumar cabdi rashiid xubnihi hore e golaha wasiirada...
Muqdisho, February 11, 2015..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ku tilmamay dagaalada ka dhacay degmada...
Waa horraanta sannadka 2015-ka, Soomaaliya oo dhan ayaa waxa ay hiigsaneysaa horumar dhinacyo badan leh, kaas oo hannaankiisu masuul ka...
Muqdisho, 11 Febraayo 2015: Wasaaradda Macdanta iyo Batroolka ayaa waxa ay soo bandhigtay Barnaamij ay uga warrameyso waxqabadkeedii sanadkii 2014....
Mudanayaasha Golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta waxa ay soo gaba gabeeyeen kalfadhiga Shanaad Ee Baarlamaanka iyagoo galaya Fasax labo bilood...
Waa horraanta sannadka 2015-ka, Soomaaliya oo dhan ayaa waxa ay hiigsaneysaa horumar dhinacyo badan leh, kaas oo hannaankiisu masuul ka...
Muqdisho, Arbaco 11 February: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey dadaalka dib-u-heshiisiinta ee...
Guddigii loo xilsaaray xalinta dagaal beeleedyadii ka dhacay Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlahooda ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...
R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho