Kormeerka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guuto Xuseen Xasan Cismaan uu maanta ku tagey degmada Afgooye Ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa...
Gudoomiyaha gobolka Sh/dhexe Cali C/laahi Xuseen Gudlaawe ayaa maanta deeq lacageed gaarsiyay haweenay dhowaan ku umushay 4 gabdhood oo mataano...
Muqdisho, December 28, 2014--- Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda F.Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke, ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga...
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayna ka wada qeyb galeen Madaxda gobolka Banaadir iyo marti sharaf kala...
Madaxweynaha maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo shalay booqasho ku tagay degmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa kormeeray cisbitaalka...
Munaasabad lagu maamuusayay isdhexgalka bulshada iyo soo dhaweynta sanadka cusub ayaa xalay lagu qabtay xarunta degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir....
1-dii janaayo ee sanadkii tagay 2014 –ka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Ansixiyey Miisaaniyadda Seddexdii Bilood Ee Ugu Horeysa Sanadkaasi taasi oo...
Jamacadda Maakhir University ee Magaaladda Badhan ayaa dafcadii ugu horaysay ilaa iyo intii Jamacadda albaabadda loo furay sanadii 2010 Dafcadan...
Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa shir-guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee hoggaanka sare ee Wasaaradda...
Shirweynihii Midowga Baarlamaanada Adduunka ee ka socday magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga ayaa maanta lasoo gaba gabeeyey, waxaana shirkaasi Soomaaliya...
RADIO MUQDISHO:-Midowga Afrika ayaa si adag uga horyimid safiirka ay Israa'iil u soo magacaawday maamulka Soomaaliland,tallaabadaas oo dhalisay hadal-hayn siyaasadeed...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Xoghayaha cusub ee Wasaaradda, Mudane Yuusuf Cali...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho