Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad dheer oo arrimo badan uu uga hadlay u jeediyay ciidamado ka tirsan...
Xildhibaan Yaasiin Cabdi Seed oo ka tirsan guddiga dastuurka ee baalrmaanka ayaa sheegay in howsha dib u eegista dastuurka ay...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Deeqdani oo isugu jirta dawo, dhar iyo agab kale ayaa ka timid hay’ado laga leeyahay dalka Turkey, iyadoo deeqdaasi la...
Wafdigan oo uu higaaminayay madaxwaynaha maamul goboleedka Gal-mudug Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid ee maanta soo gaaray magaalada Cadaado oo ay...
Tababarkani xerada Jaziira ee duleedka Muqdisho loogu soo xirayay dufcaddii labaad ee ciidamada gaarka ah Komaandooska ee Danab iyo saraakiil...
Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Soomaaliyeed Dr. Ahmed Ali Dahir oo gaaray magaalada Columbus ayaa waxa uu kulan la qaatay...
Taliyaha booliiska gobolka Galgaduud ayaa sheegay in gobolkaasi la geyn doono ciidamo booliis ah oo lagu xoojinayo kuwa hadda ka...
Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa...
RADIO MUQDISHO(WASHINGTON):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka Gugga(Spring Meetings)oo lagu qabtay magaalada Washington....
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool degmada Raaga Ceelle...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho