Maamulka gobolka Hiiraan iyo kan degmada Beledweyne ayaa kormeeray xaafado ka mid ah degmadaasi oo ay ka socdaan mashaariic horumarineed....
Maamulka gobolka Banaadir ayaa qalab isbortis ugu deeqay degmada Wardhiigleey. Gudoomiye ku xigeenka maamulka gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada...
Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay...
Kuwait, 14 December 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow oo caawa gaaray Kuwait si uu uga qeybgalo...
Wafdi ka socday Midowga Yurub oo maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa halkaasi kulan kula qaatay...
Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aallo weydiiyay xeer ilaaliyaha guud iyo Hanti dhowrka Qaranka, kaddib markii looga yeeray kulankii baarlamaanka...
Maamulka Jaamacadda Capital ee magaalada Muqdisho ayaa maanta deeq dawo ah oo isugu jirta faleebooyin iyo cirbado gaarsiiyay bukaano jiifa...
RADIO MUQDISHO(WASHINGTON):-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ka warbixiyay shir sanadeedka Gugga(Spring Meetings)oo lagu qabtay magaalada Washington....
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa gurmad raashin ah gaarsiiyay bulshada ay abaartu saameysay ee ku nool degmada Raaga Ceelle...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay Madasha Hoggaamiyeyaasha Diblumaasiyadda Antaaliya ee dalka Turkiga,...
RADIO MUQDISHO:-1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Recep Tayyip Erdogan. 2- Madaxweyne Xasan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho